Qeexid

"ld giijin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga giijis oo kali ah:
  • Kooxda AC Milan ayaa qaaday tallaabo gunti-giijis ah oo ay ku jihaysay sidii ay heshiis ula gaadhi lahayd Rivaldo oo Barcelona ka yimi.
  • Hodan ayaa garbasaar yar oo madaxa u saarnayd inta yara giijisay oo qoorta labada dacal uga kala riday tidhi wax cusub ma jiraan ee meeshan joogisteeda ayaan nacay.