Qeexid

"Ka g.: wax ka dhergid."

Qeexid Xigta

Ka g.: wax ka joogsasho iyada oo laga cabsanayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga giig oo kali ah:
  • Rabbi kuu dallaayadi qabriga, labada daamoode Oo derejo dheer iyo ku saar, dadab sariireede, Ku dangiigso meel roon adaan, diinta caasiyine!
  • Gacan ku dgiigle Cali Xuseen Cali oo dilay hooyadii oo lagu magacaabi jiray Xaliimo iyo Haweeney deriskeeda ah oo iyana lagu magacaabi jiray Sahrto ayaa shalay galab Deegaanka Buulo-mareer lagu qisaasay oo meel fagaaro ah lagu dilay.