Qeexid

"Dheddig aad u naasa yaryar oo aan ilmaheeda caano deeqsiin karin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gidir oo kali ah:
  • Qoraalka ay soo saartay wasaarada arimaha dibada ee Ethiopia ayaa sidoo kale lagu sheegay in hogaamiyeyaal dhaqameedyada beesha Saleebaan ee Harbargidir oo goobtaas dagan ay si cad ugu eedeeyeen dhacdadaas argagaxisada.
  • Intay taasi maqantahayna, marna ma degayso arrintu, Abgaal iyo Habar-gidir-na waxay ku loollamayaan wixii Soomaali-weyn ka dhexeeyay.