Qeexid

"Wax aan kala maqnayn; wadajir; dhammaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga giddi oo kali ah:
  • Fanka iyo farxadda iyo fannaannimada iyo halabuurka duwan ee xorta ah iyo furfurnaanta bulsheed iyo hanka iyo higsiga horumarku, giddigood waa fusuq iyo faasuq.
  • Waxay ahaayeen oo ay u dhisnaayeen sidan Carabiga oo kale, maxaa yeelay giddigeen Cibriga ayaynu dabada ku haynaa.”