Qeexid

"(-rro, m.dh) Dhisme ballac leh, dhagax, shamiinto, iwm ka samaysan, oo wax celiya, ama waxyaabo lagu kala qoqobo; derbi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gidaar oo kali ah:
  • Shacabka Baydhabo ayaa waxay ka cabanayaan malleshiyooyin hubeysan oo xiliyada habeenkii ah dhac ka geystay gudaha degmadaas, iyo sidoo kale tuugada ka talowda gidaarada guryaha degmadaas ay kordhayaan sida ay sheegeen dadka Baydhabo.
  • Gogoshoodu waa ciida, barkimaduna waa dhagax, huwashaduna waa cirka, gidaarku waa is-dugsasho, ilaaladu waa dugaaga oo iskaga baydha.