Qeexid

"eeg gee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geyn oo kali ah:
  • Waxay aniga iila ekeyd mid u eg olole siyaasadeed oo an la ogeyn waxa uu ku dambayn doono.
  • Sarkaalkan oo lagu magacaabo Salaad Cabdulle Awoowe ayaan la ogeyn sababta keentay dilkiisa, iyadoo kooxaha dilkan geystay ay ahaayeen kuwo wajiyada soo duubtay.