Qeexid

Cid dhibaato badid. ld gayeysii, geyoodsii.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geyeysii oo kali ah:
  • Ta kale waxa degaamada galbeedka Somaliland ka taagan abbaar xun oo ku rafatay dadweynaha degaamadaa, taas oo xataa geyeysiisay inay ka hadli waayaan arimaha dhaqdhaqaaqyada dareenka leh ee ka socda degaamada kulaalaya soohdinta labada wadan".
  • Waayo maalintaa dhibaatada taagnayd oo ahayd mid culus waxay u muuqatay dhibaato golaha dhergiga laftiisa dumin karaysay, isla markaana dalka wax xun geyeysiin karaysay.