Qeexid

"ld gayaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geyaan oo kali ah:
  • Adduunyadu in ay filim tahay duqii qabay geeri buu qarka u saran yahay; murugo iyo muusanaw buu dabinta la ruugayaa; Ciil iyo caloolyow buu habeen walba la caweeyaa, iyaduna guur iyo geyaan bay isku diyaarinaysaa.
  • Haruumarka ugu weyni waa in bulshadu hesho wadooyin isku xidha magaalooyinka waaweyn,tuulooyinka,iyo beeraleyda ku nool daafaha wadanka, ee aan awoodi karin in ay waxsoo saarkooda (dalagooda) u iib geyaan magallooyinka.