Qeexid

"(-yay, -yday; -yi) Guur u qalmid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gey oo kali ah:
  • Wararka kasoo baxaya goobtaas oo weli yar ayaa sheegaya in weerarkaas ay geysteen koox dabley ah oo sidata dharka Tuutaha ciidamada Somalia kuwaasoo markii gudaha u galeen Hotel Muna rasaas la beegsadey dadkii halkaas daganaa oo u badan xildhibano.
  • Cumar Aadan Cawaale (Historian), Hargeysa.