Qeexid

"Naasley ugaarta ka mid ah, laxaad weyn, Afrika laga helo, raamsata, luqunta iyo addimada u dheer, oo leh harag adag oo barbarro leh."

Qeexid Xigta

Ul yar oo u dhexeysa laanta digirta iyo balagga.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geri oo kali ah:
  • Hay'ada xuquuda aadanaha ayaa qaybaha kala duwan ee dowlada Nigeria ka dalbadey in si deg deg ah wax loga qabto, isla markaana isbadalo laga sameeyo sidii loola xisabtimi lahaa saraakiisha maamul goboledyada ku takri faley hantida dadweynaha.
  • Cali Max’ed Geeddi oo dalka Nigeria kaga qeyb galay shir madaxeedka Afrika iyo Koonfurta America ayaa sheegay inuu madaxweyne Olusegun Obasanjo uu ahaa hogaamiyaha fikradii Midowga Afrika lagu soo dhisay.