Qeexid
Gelmiga iyo takarta iyo qaniinka kale iska eryid.
[-saday, -satay]
gelmihaadsoaday
gelmihaadsoatay
f.mg3Gelmiga iyo takarta iyo qaniinka kale iska eryid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg gelmihaadso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cayayaan yar oo duusha oo qaniinyo kulul oo dhuurida u eg. ld kelmi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid dhibaato haysata darteed uga faa'iideysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Badar buunsho ka saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Da' wax lagu fahmi karo gaarid. ld garaadayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Gelmi saynta isaga cayrin (xoolo). ld kelmidhabo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gelmidhabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gelmidhabo. ld gelmidhabad, kelmidhabad, kelmi dhabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]