Qeexid
Cayayaan yar oo duusha oo qaniinyo kulul oo dhuurida u eg. ld kelmi.
Cayayaan yar oo duusha oo qaniinyo kulul oo dhuurida u eg. ld kelmi.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Gelmi saynta isaga cayrin (xoolo). ld kelmidhabo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Gelmiga iyo takarta iyo qaniinka kale iska eryid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gelmidhabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maalinta ama habeenka barkooda hore ama dambe.
Qeexid Xigta: Calal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg geli. ld gelis1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: gelis 1 m.l ld gelin.
m.dh
Qeexid: ld gelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld gelmi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gelmidhabo. ld gelmidhabad, kelmidhabad, kelmi dhabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld galbi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld galmo, galniin, gelis2, gelitaan, gelniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Tiro, xisaab iwm cid ka khaldid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gelmihaadso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld galbin.