Qeexid

"Irid laga galo meel."

Qeexid Xigta

ld gelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gelitaan oo kali ah:
  • Qodobkan waxaan kaga hadli doonaa Xeerka xadaynta da'ada gelitaanka siyaasada oo 10 sano hore loo soo dhigay laakiin halka ay u ekaanayso aan waxba ka bedelin.
  • Gelitaanka Magaalada ee Ciidamada Itoobiya ayaa yimid markii Magaalada laga ceyriyay Maamulkii Dabageed, isla markaana magaalada hoy noqotay falalka amaan darada, waxaana dhowr goor oo hore Magaalada galay Kooxaha ka soo horjeeda dawlada.