Qeexid

"Maalinta ama habeenka barkooda hore ama dambe."

Qeexid Xigta

Calal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gelin oo kali ah:
  • Dadyahow ama intaa wax ku garo ama ha ku garan, nuxurka baaqaasi xambaarsan yahay waa ka badbaadiyay xabadaa beedka ahi inay ka siibato gacanta Somaliland ee suurogelinaysa inay dillaacdo.
  • Janaqow Mar uu sharaxaad ka bixinayay sida la isku waafajinayo diinta iyo dastuurka ayuu sheegay in qodobada ka horimaanaya diinta ee dastuurka ku jira laga saarayo, markaas kadibna laga dhigayo dastuurka mid u taagan hirgelinta sharciga Islaamka.