Qeexid Kale

ld galmo, galniin, gelis2, gelitaan, gelniin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gelid oo kali ah:
  • Waxaad samayn kartaa adoo tusaya dhaqama kale markaad ka daawanaysaan dadka barnaamijyada telefishanka iyo dadka kale ama akhrinta buuggaag ku saabsan dadka iyo meelaha kale iyo ka qaybgelida munaasabadaha dhaqanka bulshada iyo ciidaha.
  • Inkastoo aysan jirin wax madaxfurasho oo laga qaatay labada dhaqtar ayaa hadana waxay qalqal-gelisay howlaha ay hay'adu ka hayso gobolka Bakool, waxaan dib u howlgelida MSF ka hadlay saraakiisha Al-shabaab iyo maamulka Bakool.