Qeexid

"ld galbi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gelbi oo kali ah:
  • . Maansooyinka ciyaaraha haweenka u gaarka ah sida: a) Tan gelbiska gabadha galabtii lagu soo gelbiyo oo la miisaan ah tan kebeda.
  • Madaxwaynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay amiirka dalka Kuwait Sheekh Sabaax Al-Axmed iyo golihiisa wasiirada iyadoo loo gelbiyay hoygii la dejiyay.