Qeexid

"(-iyaal, m.l/dh) Nin dhiirran oo aan cabsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geesi oo kali ah:
  • Buugga Futuuxal Xabasha ayaa waxa uu si faahfaahsan uga waramayaa halgankii geesigii weynaa ee Imaam Axmed Guray oo hogaaminayay muslimiinta Geeska Afrika ee dagaalka la galay xoogaggii Kiristaanka ee Xabashida.
  • Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd” Geesinnimada dhabta ah ee dadku ma aha ta dagaalka, waa se ta maskaxda.