Qeexid

"Wax dhintay noqosho (nafley). ld geeryoon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geeriyoo oo kali ah:
  • Xuseen Xaaji Bood oo saakay ku geeriyooday Nairobi (21. December 2008 - APL) Dr.
  • Dagaalkii xalay ayaa waxaa ku naf waayay 3-ruux oo rayid ah sida ay ku waramen dadka deegaanka kuwaasi oo u geeriyooday dhiig bax kadib markii ay awoodi waayeen in dhaawaca loo qaado xarumaha caafimaad.