Qeexid

"Bari, xidid, caleen, qolof, dhacaan iwm oo dhir laga soo guray oo daawo ahaan loo isticmaalo."

Qeexid Kale

eeg geed.

Qeexid Xigta

Caleen, miro bari iwm oo dhirta qaarkeed laga soo guro oo cuntada lagu daro si dhadhan loogu yeelo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geedo oo kali ah:
  • Keyn wadarteeda loo yaqaano Keymo ( ingiriis : Forest) waa dhul baaxad balaadhan leh oo geedo badan iyo cows badan leh, kuwaas oo dabiici ama dad-beer ah.
  • Waxaa kaloo ayaguna jira geedo xarko laga samaysto.