Qeexid
Sanduuq gaar ah oo shinnida lagu xannaaneeyo.
Sanduuq gaar ah oo shinnida lagu xannaaneeyo.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-do, m.l) Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Geed weyn oo ku yaal meel geedgaab keliya leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Dhirta inteeda in yar dhulka ka kacsan ee aan hoos dadku harsan karo lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Geed-adayg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Bari, xidid, caleen, qolof, dhacaan iwm oo dhir laga soo guray oo daawo ahaan loo isticmaalo.
Qeexid Xigta: Caleen, miro bari iwm oo dhirta qaarkeed laga soo guro oo cuntada lagu daro si dhadhan loogu yeelo.
Qeexid Kale: eeg geed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Durbaan. ld geed-awow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Cudurka gosha xoolo ku ridid.
Qeexid Xigta: Gole ka dhigid; gole u dhigid.
Qeexid Kale: Gool ka dhelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld geed-abow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geed dheer, xididdo dhaadheer, hoos weyn oo aan xooluhu daaqin; mirimiri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Dhirta inta qodaxda leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed jirrid adag leh oo ayan birtu sahal u karin; geedlab.
Qeexid Xigta: G. ah: qof dhibaatada u adkaysta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhir cuntada lagu daro si ay udgoon ama kulayl u siiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Socod meel la degganaa lagaga guuro oo meel ka durugsan laga dego.
Qeexid Xigta: Dad iyo xoolo guuraya oo aan weli degin.
Qeexid Kale: Fogaan gelin socod ah. 4. Xarig dhuuban oo hal mar raro la mariyo. 5. Duub xirig ah, dhuuban oo rarada lagu sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Lo' subax maalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Guurin, guurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Cunto dhir udgoon ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax geeda badan yeeshay noqosho (dhul).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhirta inteeda had iyo jeer cagaarka ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Dhirta inteeda sunta leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg geedee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]