Qeexid
Geed jirrid adag leh oo ayan birtu sahal u karin; geedlab.
Qeexid Xigta
G. ah: qof dhibaatada u adkaysta.
Geed jirrid adag leh oo ayan birtu sahal u karin; geedlab.
G. ah: qof dhibaatada u adkaysta.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Dhir cuntada lagu daro si ay udgoon ama kulayl u siiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-do, m.l) Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ku g.: hanti ku bakhaylid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Bakhaylnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax si cabsi iyo gabbasho la'aan ah ugu dhiirrasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhiirranaan iyo gabbasho la'aan uu qof leeyahay. ld il-adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dabeecad qof leeyahay oo ah in uusan go'aankiisa ka noqon. ld hal-adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Durbaan. ld geed-awow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhul aan la budlin oo ciiddiisu adagtahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld geed-abow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof go'aan adag leh. ld keni adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ka m.: wax samayntooda diidid.
Qeexid Xigta: Ku m.: wax ku adkaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax ka dhaadhicid la'aanta qof ku sugnaado, garmaqaatenimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhiirranaan cidi leedahay. ld kelya-adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld indha-adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhirta inteeda had iyo jeer cagaarka ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ku dh.: cid wax loo diray fulin waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dabci qof leeyahay oo u diida in si sahlan ku fulin waxa loo diray. ld dhega-adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Adkaysi loo yeesho hawl. ld dhabar-adkaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]