Qeexid
ld geddoomid.
ld geddoomid.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: Wax dhinac u dhicid.
Qeexid Xigta: Muruqyo, xanuun, caro iwm awgeed isbeddelid (qof).
Qeexid Kale: Dib u noqosho (wax). ld gaddoon2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isrogrogidda wax hadba dhinac isu rogaan. ld gedgeddoomid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oomay, -oontay; - oomi) Wax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gaddoomid, gaddoon1, geddoon1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Go'aan.
Qeexid Xigta: Maamul guddoomiye madax ka yahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oomay, -oontay; -oomi) ld geddoon2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax aqbalid.
Qeexid Xigta: Wax qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld geddoomid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gadgaddoomid, gadgaddoon1, gedged doon1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: Wax afrogid.
Qeexid Xigta: Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gaddi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Webi, tog, iwm labadooda dhinac mid ka mid ah; daan; gebi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oomay, -oontay; - oomi) ld gedgeddoon2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gedgeddoomid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-oomo, m.dh) Naag aan xorahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogushaqaysto; biddad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld gadood2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-oommo, m.dh) Nin aan xorahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogushaqaysto; cabiid; bidde.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Rogrogis; ganacsi.
Qeexid Xigta: ld geddiyid. ld gaddis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld geddiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Haan gorof ah oo la tuuray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Meel godan oo ciid adag ama dhadhaab ah oo marka roobku da'o xareedda laga dhurto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]