Qeexid

"Wax afkiisa hoos la mariyey ahaansho."

Qeexid Kale

Kala g.: wax aan isku nooc ahayn ahaansho.

Qeexid Xigta

Wax isbeddel ku dhacay ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geddisan oo kali ah:
  • Obama wuxuu si cad u sheegay inuu miis wada hadal la fariisan karo madaxda waddamada Mareykanka kula loollama siyaasadda sida madaxweynaha Venezuella, Hugo Chavez, midka Iran, Mahmoud Ahmedinejad iyo kuwo kale oo kala geddisan.
  • Waa xad gudub iyo godob weyn oo laga galay qayb ka mid ah Soomaalida oo haba yaraatee aanay jirin wax ay kaga geddisan yihiin bulshada inteeda kale.