Qeexid

"Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad."

Qeexid Xigta

G.diisa: caadadiisa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ged oo kali ah:
  • Taliyaha ciidamada DFKMG ah ee ku sugan Gobolka Gedo Col.
  • Islaamiyiintii dhawaanahan isaga baxay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo, kadib markii ciidamo Ethiopian ah oo ay wehliyaan kuwo Somalia ah iyo saraakiil ay ka mid yihiin Xil.