Qeexid

"ld geyoo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gayoo oo kali ah:
  • Jawaab: Horta anigu waanigii kuu sheegayoo marxaladda iminka la marayo waxa loo baahan yahay in la wada hadlo oo la isa soo horfadhiisto, ka dibna meel la isla dhigo halka loo guurayo.
  • Waxba yaan ku dheeraan qurbe waa Dhibaatee Aammina Dhulkiinoo hadday dheefi maqan tahay Rabbi baan ku dhaartee dhegley lagama heensado Dhitaduu Ilaahay calafkaa ka dhigayoo Dhulka meelad joogtaba waa midaan ku dhaafayn.