Qeexid

"G. ah: laba qof oo guurkooda is cuntamo; kuf. ld geyaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gayaan oo kali ah:
  • Booliisku waxay sheegayaan qaraxyadu inay ka dhasheen waxyaabaha qarxa oo lagu soo qariyay baabuur Taxi ah.
  • Axmad Cabdi Xaabsade ayaa degaanka OOG kulamo kula yeeshay saraakiil ka tirsan Somaliland iyada oo wararku sheegayaan in uu ka soo goostey MGPL.