Qeexid

"Wax gawrac la mariyey ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gawracan oo kali ah:
  • Qabiilo is diidan oo mid kastaaba uu doonayo inuu arko qeyb libaax oo laga siiyey qoyska qeybsigga hasha gawracan ee maandeeq oo ay qancintooda adag tahay.
  • Qof kasta oo dalkan ku nool waxa uu ku gawracan yahay dhaqankan—ha ahaado barte saddexaad ah (isaga waa lagu ababiyaaye), mid jaamacadda ku jira, amma bare ku xeeldheer taariikhda.