Qeexid

"Xubinta taranka haweenka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gawr oo kali ah:
  • Wadaaddadii cusbaa iyagii baa diriraya, shacabkii baa la laynayaa, mindi baa lagu gawracayaa, dhagxan baa lagu garaacayaa illaa ay ka dhintaan, madaafiic, bam iyo wax kasta oo wax baabi’ya ayaa laysu adeegsanayaa, waana lays gaalaysiinayaa.
  • Gawracatadu waxa ay leedahay cuna-xanuun, xumad iyo rabitaanka cuntada oo qofka ka yaraada.