Qeexid

Sumad xoolaha dhegaha looga yeelo ayadoo dhegaha dacalkooda la gooynayo. ld gowl.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gawl oo kali ah:
  • Wax aan macnaha buuran lahayn ee ay gawl galaana, dadka waxay ku abuuraan aragti taban oo ah in aan Af-Soomaaliga lagu soo gudbin Karin dareenada dhabta ee uu qofku qabo.
  • Magaldu wxey ledahay 3 ceel oo biyaha laga cabo, lakin hada waxa shaqeya oo kaliya halmid, ee loogu yeero Gawgawleye.