Qeexid

"Raxan gorayo ah."

Qeexid Xigta

Taag aan geedo lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gawar oo kali ah:
  • Waxaa dib u furmay goobo yaryar oo kuwa ganacsiga ah, iyadoo ciidamo wata gawarida dagaalka ay ku sugan yihiin weli Isgoyska Bakaaraha ayna ganacsatadu walwal ka muujiyeen inay dagaallo ka dhacaan daafaha Suuqa.
  • Gawarida dadweynaha oo ahaa kuwo aad ugu yaraa deegannadas ayaa soo kordhaya, isla markaana maraya waddooyin aanay horay u mari jiray, iyadoo dadka deegaanadaasna ay soo dhaweeyeen nabadda bidhaantay.