Qeexid

"Raarta xerada xoolaha."

Qeexid Kale

Meel siman, dhir badan leh, biyabaxo ah oo buuro u dhow.

Qeexid Xigta

Xera xoolad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaso oo kali ah:
  • Waxaana soo baxa shidaalka gasoline (petrol), kerosene, Naafto, Gaaska faysnuska lagu shido, gaamur ilaa laga gaadho asphalt iyo kimikooyink kale oo laga sameeyo bacaha iyo sheyo kale.
  • Wixii war ah ee ku soo kordha safarka xildhibaanadaan dib ayaan idinkagasoo gudbin doonaa Inshaa Allaah.