Qeexid

Cunto; calaf; dheef; dhuuni. ld gesiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gasiin oo kali ah:
  • Imaamu nawawi wuxuu yiri ninkii leh hanti maguurtaa (sida beeraha iyo guryaha magaalo) oo waxa kasoo galaa kayaraado baahidiisa kaasi waa sabool waxaana lagasiinayaa zakada wax udhamays tira baahidiisa.
  • Hablaha guday ee tahriibay Hir gaatamayaa idleeyey Geed ay cuskadaana waayey Markii gacal baajin waayey Shariidku miyuu gasiintay?