Qeexid

"(f.g) Wax la fasilay xirasho."

Qeexid Kale

(f.lg) Wax gudihiisa, wax ku ridasho.

Qeexid Xigta

(f.g) Wax la tolay xirasho (kabo iwm).

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Jeebka lacagta gasho”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gasho oo kali ah:
  • Ilaalada gudoomiyaha degmada Kaaraan C/llaahi Max'ed Rooble ayaa toogasho ku dilay laba qof oo rayid ah kuwaasoo watay gaari Runet ah, waxaana la sheegay in qof kale oo gaariga la socday uu orod ku baxsaday.
  • Mawduucan ma aha in saxaafaddu aanay khalad gali karin, haddii ay saxaafaddu khalad gasho waxa ay ula simantahay sharciga hayadaha kale ee dalka ka jira, waanu qabanayaa.