Qeexid

"Wax shay la fasilay ama la tolay xiran ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gashan oo kali ah:
  • Wuxuu jeebka gashan wixii jidka loo qoondeeyey intii isaga soo gaartay,mashruuciina halkaa buu ku baabi,in intuusan bilaabanba.
  • Sidaa darteed waxaa laydinka codsanyaa inaad kasoo qaybgashan farxadaas iyo dabaal-dagaas, waxuuna ka dhacaya shirku masaajidka Bagistanta ee kuyaala Grønland.