Qeexid
eeg gasho.
eeg gasho.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.g4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax shay la fasilay ama la tolay xiran ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Nin, naag uusan qabin ula dhaqmo sida ooridiisii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Naag, nin aan qabin ula dhaqanto sida saygeeda.
Qeexid Xigta: ld gashaanti.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld gesh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -shaday, -shatay
Qeexid: (f.g) Wax la fasilay xirasho.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax la tolay xirasho (kabo iwm).
Qeexid Kale: (f.lg) Wax gudihiisa, wax ku ridasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Shaati.
Qeexid Xigta: Qaan; mag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-iyo, m.l) Gabar da' ahaan u bisil aqalgal ama aroos. ld gashaan2 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gashan. ld gashanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld geshin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.l
Qeexid: eeg tasho. ld tashi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh.u Timo ama dhogor dheer oo aan la daryeellin. ld gasaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Badeeco lacag ku beddelid.
Qeexid Xigta: Wax tirid.
Qeexid Kale: Weyso burin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: gas xidid m.l (-dyo, m.dh) Kor ka bax hal unugley ah oo dhuumaysan oo ka soo baxa dubka sare ee unugga xididka. Waxa uu leeyahay derbi dhuuban oo had iyo jeer deris la ah carrada. Tiro badan oo gas xidid ah ayaa ka baxa dub duleedka, marka uu xididku sii dheeraadana waxa baaba'a gas xididka gaboobey waxaana soo baxa midcusub.
m.f.l
Qeexid: eeg baasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg faasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.l
Qeexid: eeg kaasho. ld kaashi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Gabal dhar oo cad oo lagu duubo meelaha dhaawacan ee jirka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld madalsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld calalsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.l
Qeexid: eeg dhaasho. ld dhaashi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]