Qeexid

"gas xidid m.l (-dyo, m.dh) Kor ka bax hal unugley ah oo dhuumaysan oo ka soo baxa dubka sare ee unugga xididka. Waxa uu leeyahay derbi dhuuban oo had iyo jeer deris la ah carrada. Tiro badan oo gas xidid ah ayaa ka baxa dub duleedka, marka uu xididku sii dheeraadana waxa baaba'a gas xididka gaboobey waxaana soo baxa midcusub."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gas oo kali ah:
  • Wasiirka Gashaandhiga ayaa sidoo kale sheegey in gaari Land Cruiser ah oo labo dhalinyaro ah ka soo dhaceen Bosaso dib u celiyeen kadib markii ay ogaadeen in laga soo dhacey nin shacab ah.
  • Waxaay liiska dalalka caalamka ka gashay booska ugu hooseeya ama kaalinta 180aad.