Qeexid

"Nin xeerarka iyo dhaqammada bulshada ku xeeldheer."

Qeexid Xigta

Qof sharciga dawliga ah aqoon u leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garyaqaan oo kali ah:
  • Su’aallahaasi ayaa Maxamed Cabdi Xasan wuxuu weydiiyay Instisaar Ali Fidhin, oo ah garyaqaan joogta magaalada Houston ee gobolka Texas.
  • Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Sheekh Aadan Madoobe oo lagu wargeliyay xariga xildhibanka ayaa sheegay in loo qabto garyaqaan, lana maro sharciga, maadama Booliiska Kenya ay amaankooda ilaashanayaan.