Qeexid

"ld garwaaqsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garwaaqsi oo kali ah:
  • Sida ay wararku sheegeen waxa uu wada-hadalka dhexmaray labada dhinac ku dhamaaday is-faham iyo is-garwaaqsi ku saabsan arrimihii ay ka wada-hadleen.
  • Intaa waxa raaca in guud ahaan loo baahan yahay in uu jiro garwaaqsi miiisaan leh oo looga yeesho gudahada iyo dibaddaba halista dhibaatadani leedahay oo si taxaddir iyo foojigo leh loola socdo xaaladda.