Qeexid

"Wax, dhibaato, arrin, iwm in ay jiraan xusuusan ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garwaaqsan oo kali ah:
  • Waxa la garwaaqsan yahay in Ferdinand ugu sheegay Venables inaanu u dayrin Manchester United, maamulaha Sir Alex Ferguson ayaa isagu caddeeyay inuu heshiis la gaadhay oo ay is afgarteen xiddiga difaaca England.
  • "Waxaan garwaaqsannahay in qarax lala beegsaday mid ka mid ah gaadiidkenna..