Qeexid

"ld garwaaqsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garwaaqsad oo kali ah:
  • Afhayeenka ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in Golaha wasiirada ay si buuxda u garwaaqsadeen qudbadii Madaxweynaha Kulankaas, ayna ku tilmaameen mid mira dhal u noqon kara aayaha Soomaaliya.
  • Marka xigta, waa in la garwaaqsadaa in arrintu sida la moodayo iyo wax u dhow toonna ay ka culus tahay.