Qeexid

"Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo."

Qeexid Xigta

Ninka ciyaaraha kubbadda dhexdhexaadiya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garsoore oo kali ah:
  • Madaxda dowladda, madaxweynaha ama xisbiyada siyaasadda midkoodna uma sheegi karo garsoore maxkamad sida uu go’aan aga gaari lahaa dacwad ama kiis.
  • Siciid ku hawlgalay Maxkamadda Sare ee Somaliland oo uu ka ahaa xubin ama garsoore aan buuxin laga soo bilaabo Septembar 17, 2001 ilaa markii loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Qaranka horraantii June.