Qeexid
U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haya u garniqid.
[-iyay, -isay]
f.mg2U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haya u garniqid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld garqaybin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg garqaybi. ld garqaybis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: U xaqsooridda, laba qof ama ka badan oo wax isku haya loo xaqsooro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld garqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: (f.g) Wax hoggaamin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: Cid, gef ay gashay aqoonsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Geed cadaadka u eg kase weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid, garab ku riixid.
Qeexid Xigta: Wax, garab ku qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dhawr qaybood ka dhigid.
Qeexid Xigta: Ku q.: hawl, arrin iwm cid kale ku aaddin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld garqaadasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld garqaad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg garqaado. ld garqaadad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga.
Qeexid Xigta: Halka ay isaga yimaadaan labada daan.
Qeexid Kale: Garraarka haweenka guntintiisa. 4. Dhan, dhinac. 5. Xarig adag oo awrta lagu raro. 6. Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata. ld ger.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Caaradda ama afka astaan ama midab gaar ah uga yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dood loogu xaqsoorayo laba dhinac oo arrin isku haya.
Qeexid Xigta: Daw; xaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]