Qeexid

"ld garqaadid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garqaad oo kali ah:
  • Sidoo kale waa inay jiraan gudiyo madaxbanaan oo u garqaada axsaabta tartamaysa iyo saxaafad madaxbanaan oo dusha ka eegta sida ay doorashooyinku u dhacayaan xaqiiqadana ka sheegta.
  • Gudi loo magacaabay u kala garqaadida Ururka Xisbul Islaam iyo Maxaakiimta ee dagaalku ku dhexmaray B/weyna oo Saaka howlahoodii bilaabaya.