Qeexid

"Badar aan aad u bislaan."

Qeexid Kale

Miro aan aad u bislaan.

Qeexid Xigta

Shaah caddays ku yar yahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garow oo kali ah:
  • "Markabkii Faransiiska waa lagala gudbey xeebta Eyl" Gudoomiyaha degmada Eyl ee magaalada xeebeedka gobolka Nugaal Cabdulahi Siciid Aw Yuusuf oo maanta soo gaaray magaaladan Garowe ee caasumada maamulka Puntland ayaa wareysi siiyey Idaacada Garowe.
  • Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole iyo wafti uu hogaaminayey ayaa ka dagey maanta 31 July,2009 garooonka diyaaradaha magaalo madaxda Garowe.