Qeexid

"(-nno, m.dh) Barxad weyn, bannaan oo siman. Tus. “G.ka kubbadda; g.ka dayuuradaha”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garoon oo kali ah:
  • Sidoo kale garoonka K/cagta ee Muqdisho oo fariisin u ah ciidamada Itoobiya ayaa ka mid ah goobaha lagu weeraray hoobiyaasha iyadoo aysan jirin wax jawaab ah oo ay bixiyeen ciidamada Itoobiya.
  • Maamulka garoonka Mr.