Qeexid

Dhexdhexaadin loo sameeyo dad wax isku haya.

Qeexid Xigta

ld garniqid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga garnaq oo kali ah:
  • .Qod 21aad ee Distoorku wuxuu cadeynayaa in waaxyaha qaranka oo dhammi waajib ku tahay in ay ilaaliyaan xuquuda aasaasiga, laakiin ma jiro xeer waajibkaas hirgelinaya oo dhigaya habka uu muwaadinku garnaqsi ku doonan karno marka xuquuqdiisa la duudsiiyo.
  • Sababta oo ah waxa markastaba laallaa jawaabta su’aashaas oo ku xidhan garnaqsi, kaas oo aan marna dhicin.