Qeexid

"(-do, m.l) Qeybta kor iyo hoos u loodsami karta ee kor u haysa qeybta sare ee baabuurka; moollo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gariirad oo kali ah:
  • Laakiin waxa sida la sheegay dhul gariirkii ugu khasaaraha ee ugu dambeeyay ee soo mara Shiinaha waxa uu dhacay sanadkii 1976 oo uu dhacay dhul gariir ay quwadiisu tahay 7.9 qiyaasta dhulgariirada, ayna ku dhinteen dad gaadhaya 250,000 oo qof.
  • Dhul-gariirkan oo qiyaastiisu ahayd 6.0 ee qiyaasta Richter-ka oo lagu cabiro dhul-gariirada wuxuu ruxay 52 tuulo oo ku yaala dhulka buurlayda ah ee u dhaxeeya magaalooyinka Qasfin iyo Xamadaan.