Qeexid

"Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo."

Qeexid Kale

ld gariirid.

Qeexid Xigta

ld gallayr.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gariir oo kali ah:
  • Caano Kaaga Danbeeye, Ciil Kaaga Danbee Qiso ku saabsan xusuusta waayihii la soo maray Iyadoo ay xaaladdu sidaa tahay, xiisadduna ay cirka isku sii shareertay, ayaa gigta iyo gariir meel fog ka dhacaya la maqlay, kaas oo si tartiib ah u soo dhawaanayay.
  • Dadka intii ku hadhay magaalada gudaheeda ayaan war loo hayn geeri iyo nolol mid ay muteen, balse noloshooda rajo lagama qabin, maadaama la maqlayay gariirka ka baxaya magaalada, “haddaynu ka soo baxnay ayeynu buro sidnaa.”