Qeexid Xigta

ld gergaarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gargaarid oo kali ah:
  • Afhayeenadu waxay sheegtay in hay'adooda ay ka shaqeyso gargaarida dadka ku dhibaateysan caalamka oo dhan, Somaliana ay ka mid tahay dalalka ay gargaarka ka bixiyaan, iyadoo xustay in shaqaalahooda ay weli ku sugan yihiin Waajid, Bu'aale iyo Baydhabo.
  • Banaanbaxayaasha ayaa waxay cambaareyn u jeediyeen hay'adaha gargaarka sida WFP iyo UNHCR oo ay ku eedeeyeen inay ka gaabiyeen u gargaarida dadkii ka cararay dagaaladii ugu dambeeyay ee Muqdisho.