Qeexid
(-ro, m.l) Shanlo yar oo badanaa garka lagu feero.
(-ro, m.l) Shanlo yar oo badanaa garka lagu feero.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: /dh ld gargoor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga.
Qeexid Xigta: Halka ay isaga yimaadaan labada daan.
Qeexid Kale: Garraarka haweenka guntintiisa. 4. Dhan, dhinac. 5. Xarig adag oo awrta lagu raro. 6. Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata. ld ger.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dood loogu xaqsoorayo laba dhinac oo arrin isku haya.
Qeexid Xigta: Daw; xaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Caaradda ama afka astaan ama midab gaar ah uga yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Libaax badeedka jaad ka mid ah oo leh oogo xaleefsan oo u eg shimbir duulaya iyo dabo sida xarig yar u dhuuban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Socodka uu qof sameeyo isaga oo iska ilaalinayo in ay cidi aragto; kormeer; afmeer.
Qeexid Xigta: ld gaafmeerid. ld gaafammeer1, gaafwareeg1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Meel cidla ah socosho iyada oo layska ilaalinayo dad; kormeerid; afmeerid. ld gaafammeer2, gaafwareeg2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Dhufashada wax lagu dhufto gacanta oo duuban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Riyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Fara duuban wax ku dhufasho.
Qeexid Xigta: (f.g) Tin iwm shanleyn.
Qeexid Kale: (f.g) Wax dalliig u dillaacin. 4. (f.mg) Roob da'ayay joogsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Lafaha dhuudhuuban, xooggan ee ku xeeran dhawraarintana u ah uur ku jirta nafleyda inteeda sare.
Qeexid Xigta: Hareer; gees, dhinac.
Qeexid Kale: (w) Qaaxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax fahmid.
Qeexid Xigta: Wax aqoonsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]